Xasuusin wacan akhri qoraalkan .blog

avatar

#Xasuusin.
Ha illoobin inaad ka faaiidaysato SOONKA maalinta caashuurada oo ah maalinta Jimcaha 10 ka bishan Muxarram , 28 ka July, 2023.
Rasuulku ❤ﷺ❤Wuxuu yidhi " Soonka maalinta Cashuura wuxuu ilaahay idiinku dhaafi Sannadkii tagay wixii dambi ahaa een galnay."

Sii gaadhsii oo xasuusi ehelkaaga iyo asxaabtaada.

1690463074988.jpg
#somee #someeblog

Posted using SoMee



0
0
0.000
0 comments