Herrera iyo maanta

avatar

Maanta waxaan booqday magaalada Gabilay, waxaana ka socday qayb ka mid ah bandhiga buugaagta, oo qaybtiisa wayni ay Hargeysa ka dhacaysay.

Duqa magaalada Gabilay Maxamed-amiin Cumar Cabdi ayaanu ka sheekaysanay waxyaabahii u qabsoomay sideedii sanadood ee uu xilka hayay iyo waxyaabaha ay caanka ku yihiin deegaankasi.

Barnaamijkan Dhawaan ayaad kala socon doontaan Hereri Media.1690395195322.jpg

Posted using SoMee



0
0
0.000
0 comments