Muuse dalka halaga qabto halaag ayuu ku wadaa

avatar

Madaxweyne Biixi, ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Burco ee gobolka Togdheer
Biixi, ayaa ka qayb-galaya shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo ka dhacaya magaaladaasi.

Muuse Biixi, ayaa Burco ka soo laaban doona isagoo mar labaad musharrax ah u ah xisbiga Kulmiye.1692372618418.jpg

![1692372614949.jpg](

(
Somalilan ayaa waqtigan ku sugan xaalada adag
Markasuu Muuse biixina iska raaxaysanayaa

Somali thaingaro

Posted using ThiagoRe.com



0
0
0.000
0 comments