wararka naga soo gaadhaya dagmada ayshaca ayaa sheegaya in gudoomiyihii cusbaa ee dhawaant

wararka naga soo gaadhaya dagmada ayshaca ayaa sheegaya in gudoomiyihii cusbaa ee dhawaanta loo magacabay mudane Cabdi qalinle ismaaciil uu gaadhay dagmadii ayshac bulshaduna soo Dhaweyn diiran kala hortimid, wararka ayaa intaasi ku daraya in maalinta barinima ah ee arbacada ahna uu Xilka la wareegi doono.

Gudoomiyaha ayaana bulshada uga mahadcelieyey soo Dhaweynta milgaha sharafta leh ee ay ku soo dhaweeyeen.
wararka naga soo gaadhaya dagmada ayshaca ayaa sheegaya in gudoomiyihii cusbaa ee dhawaant



0
0
0.000
9 comments
avatar

Nice festivity

Posted using SoMee

0
0
0.000
avatar

When somee will be back?

Posted using SoMee

0
0
0.000