Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhinayo Keydka Haamaha Shidaalka Berbera.



Berbera-14-08-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay haamo cusub oo keydka shidaalka ah oo ay shirkadda Trafigura ka hirgelin doonto magaalada Berbera.



Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay haamo cusub oo casri ah oo la dhisi doono, kuwaas oo wax badan ka tari doona baahida shidaalka ee dalka iyo midda deriskaba.



Ugu horrayn waxa madasha ka hadlay maareeyaha haamaha shidaalka, Mudane Axmed Ibraahim Cabdi oo halkaas ka hadlay, ayaa faahfaahiyey muhiimadda uu mashruucani u leeyahay qaranka, waxana uu ku tilmaamay maalgashi weyn oo soo jiidan kara shirkado kale oo caalami ah.



dhaqaale, mid siyaasadeed iyo mid
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhi



0
0
0.000
6 comments
avatar

They look funny with the hats

Posted using SoMee

0
0
0.000