Dhacdo yaab iyo amakaag leh oo ka dhacday wadankag Gambia Nin iyo naagtiisa ayaa isku buu

Dhacdo yaab iyo amakaag leh oo ka dhacday wadankag Gambia



Nin iyo naagtiisa ayaa isku buuqay oo murmay kadib intuu xanaaqay ayuu baskoolad lasoo baxay ayuu xabad madaxa uga dhuftay xaaskiisii nasiib wanaag waxba ma gaarin naagtii,



Waxaa loola cararay hospital-ka xabadiina waa laga soo saaray gurigeeda ayayna kusoo labatay ayadoo murankii iska daysay oo raaliyo ah



Ninkii ayaa shirkadii xabada soo saartay dawcad ku oogay asagoo leh " rasaastiinu maahan mid tayo leh oo wax dili karta" kadib baaritaan shirkadu samaysay waxa lagu ogaaday rasaas qol kuraagtay oo 1990 lasameyay inay aheed wayna karaali galiyeen



Jimce jamiila
[Dhacdo yaab iyo amakaag leh oo ka dhacday wadankag Gambia

Nin iyo naagtiisa ayaa isku buu](https://somee.social/posts/747871)



0
0
0.000
8 comments
avatar

That's amazing

Posted using SoMee

0
0
0.000