Wakhtigu waa 18, October, 2018-kii iyo Soo dhaweyntii Magaalada London ee ay iigu sameeyee

Wakhtigu waa 18, October, 2018-kii iyo Soo dhaweyntii Magaalada London ee ay iigu sameeyeen Jaalliyada Soomaaliyeed halkaa oo aan kaga qeyb galayay bandhiggii "Somali Week Festival" ee sanad laha ahaa. Waxaa sawirka igu wehlisa Maryan Mursal Ciise Bootaan. Maryan oo iminka xaalad baadhitaan caafimaad u joogta dhankaa iyo Dalka Jarmalka, waxaan Eebe uga rajeynayaa caafimaad sariic ah sidoo kale Eebe Cimriga iyo Caafimaadkaba ha u barakeeyo.
Wakhtigu waa 18, October, 2018-kii iyo Soo dhaweyntii Magaalada London ee ay iigu sameeyee



0
0
0.000
1 comments