" Waxaan Ahay Gabadhii ugu Horaysay ee iyadoon Saygeeda YouTube Keenin Gaartay 700k i

avatar

" Waxaan Ahay Gabadhii ugu Horaysay ee iyadoon Saygeeda YouTube Keenin Gaartay 700k intaas waxaan ku Gaaray Muuqaaladayda Cunto Karinta oo ay Dad Badan ka Faaiidaysteen "



" Waan ogahay Hadaan Xaajigayga YouTube keeno Mar Hore baan 1m xiri lahaa laakiin ma rabo in aan Arimaha Qoyskeyga Baraha Bulshada Keeno. 8 muuqaal oo kamid ah Muuqaaladayda YouTube waxaa Daawaday 1m Taasna waa Guul Kale , Waligey Hees iyo Wax Faaiido Darro ah Bulshada lama wadaagin , Waligeygna isma Qaawin oo xijaabka Ma Dhigo "



Waxaa sidaas Tiri Nasra Abtidoon oo udabaal Dagaysa 700k Subscribe oo ay gaartay.
" Waxaan Ahay Gabadhii ugu Horaysay ee iyadoon Saygeeda YouTube Keenin Gaartay 700k i



0
0
0.000
0 comments