Puntland: Shacabka qaybo badan oo kamid ah deegaanada Maamulka ayaa u dareeray Saaka Doora

Puntland: Shacabka qaybo badan oo kamid ah deegaanada Maamulka ayaa u dareeray Saaka Doorashada qof iyo cod ee ay iyagu ku dooranayaan golayaasha Deegaanka ee jiheyn doona Masiirkooda Siyaasadeed.



Waxaa xusid mudan inaysan ka dhacayn Doorashadani degmooyin muhiim ah oo ay ku jirto Caasimadda Garoowe sababo la xidhiidhi arrimo amni darteed.
Puntland: Shacabka qaybo badan oo kamid ah deegaanada Maamulka ayaa u dareeray Saaka Doora



0
0
0.000
0 comments