Bismilaaha Allxamdulila marka koobaad mahadoo dhami Ilaahay bay u sugnaatay Ii suura gal

Bismilaaha Allxamdulila marka koobaad mahadoo dhami Ilaahay bay u sugnaatay

Ii suura galiyay 4 sano dadaalkaan soo waday inuu si farxad iyo guul leh iigu soo gabagaboobo.



Mar labaadka waxan u mahad naqayaya walidiintayda hiil iyo hooba ila garab taagnaa intaan hayaanka wax barasho ku Soo jiray,sidoo kale waxan u mahad naqaya Ururka Ramad charity. Waxa kale oon u mahad naqayaa asxaabtayda iyo ehelkayga garabkayga taagnaa maalintii qalin jabintayda mahadsanidiin dhamantiin

maaha dhammaad ee waa bilow cusub insha allaah waan sii wadi doona hayaanka wax barsho
Bismilaaha Allxamdulila marka koobaad mahadoo dhami Ilaahay bay u sugnaatay
Ii suura gal



0
0
0.000
1 comments