Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa furay shirk
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa furay shirka Saddex bilood laha ah ee Mareegta Wadaaga Amniga(Security Sub-sector First Meeting 2023).
Shirkan oo ay ku kulmaan daneeyayaasha amniga oo ay hogaaminayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayna qayb ka yihiin Wasaaradda Gaashaandhiga, Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Laamaha Amniga, Hay’adaha Caalamiga ah (International Partners) iyo Ururada Rayidka ah.
Shirkan ayaa maanta ka qabsoomay Hoolka Shirarka ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL,
Kulankan oo lagaga wada hadlayey qorshayaashi qabsoomay sanadkan ee wadaagtani iyo qorshayaasha soo socda, waxaa kale oo lagu lafo guray Doorka Nabada ee Ururada Rayidka.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa furay shirk