Xabaasha guuyoobe. My Goobtan aan sawirka ku galay waxay ku taala buuraleyda magaalada ce

avatar

Xabaasha guuyoobe. My



Goobtan aan sawirka ku galay waxay ku taala buuraleyda magaalada ceerigaabo.

xabaashan sawirkeedu idiin muuqdo ee aan sawirka ku galay waxa la yidhaahdaa "Guuyoobe". Sababta magaca loogu bixiyeyna waxa weeye waxa ku aasan curadkii ciida gale ee guuyobe, waxa kale oo meesha ku yaala baligiisi uu gacantiisa ku qotay iyo xabaashiisiiba.



Muqaalko dhamaystiran dhawaan baad daawan doontan
[Xabaasha guuyoobe. My

Goobtan aan sawirka ku galay waxay ku taala buuraleyda magaalada ce](https://somee.social/posts/723473)



0
0
0.000
0 comments