Wasiir ku-xigeenka Xafiiska Madaxweynaha DDS mudane C/risaaq Sh. C/raxmaan Sayid ayaa hoga

Wasiir ku-xigeenka Xafiiska Madaxweynaha DDS mudane C/risaaq Sh. C/raxmaan Sayid ayaa hogaamiyay kulan lagaga hadlayay xaaladda guud ee raashinada gargaarka ah ee laga fuliyo deegaanka, kulankan oo ay kasoo qayb'galeen masuuliyiin heer deegaan ah, maamullada gobollada iyo maamul-magaalooyinka ayuu wasiir ku-xigeenku kula dardaarmay in arrimaha raashinada gargaarka ah ay si dhaw ula socdaan lagana ilaaliyo lunsi iyo si xun u-isticmaal loona gaadhsiiyo bulshada gaar ahaan danyarta si siman oo caddaalad ah.



Xigasho: SRTV
Wasiir ku-xigeenka Xafiiska Madaxweynaha DDS mudane C/risaaq Sh. C/raxmaan Sayid ayaa hoga



0
0
0.000
0 comments