Sawirkii ugu quruxda badnaa ee aan arko maanta Waa askar police ah oo imtixaanka ilaalo k

Sawirkii ugu quruxda badnaa ee aan arko maanta

Waa askar police ah oo imtixaanka ilaalo ka ahaa

Imtixaamka kadib waaba ayaga oo la faraxsan ardayda la dareen ah, nasiib wacan idin rajeenaa dhamaan ardayda soomaliyeed



Qurux ixtiraam jecel iyo farxad



Location kismayo somalia
Sawirkii ugu quruxda badnaa ee aan arko maanta
Waa askar police ah oo imtixaanka ilaalo k



0
0
0.000
0 comments