Quruxda dooxada loo yaqaan buud waxa uu ku yaalaa gobolka sanaag ee ku yaal somalia dooxad

avatar

Quruxda dooxada loo yaqaan buud waxa uu ku yaalaa gobolka sanaag ee ku yaal somalia dooxada buud waxay ka mid tahay meelaha ugu wanaagsan ee ka midka ah sanaagta bari

Waana kaymo dhir iyo doog leh waxaa kunool xayawaano kala duwan kuwaasi oo leh hawo aad u macaan
Quruxda dooxada loo yaqaan buud waxa uu ku yaalaa gobolka sanaag ee ku yaal somalia dooxad



0
0
0.000
0 comments