⛱️ maaliin aan hor marayeey bada ayaan rabbey inaan iska yara hawo qaato intaan aadiin

maaliin aan hor marayeey bada ayaan rabbey inaan iska yara hawo qaato intaan aadiin meshaan u bahna, waxay ahayd galiin dambe. Waxaan arkey hooyo meshaa fadhida oo ciyaalkeedi eegeysa. Hadba miid ayeey lahayd ha fogaan ee so noqo. Dhowr jeer bey kacdey oo ay fadhisatey.

Inta jeer ee ay kacdey 20tan wey gaadhesey. Sida ka muqatey niyaadeedu ma daganeyn oo waxay is lahayd ilmuhu yanu badu ka liqin. Marka focus bey ku ahayd dhinaca ay ciyaalku ku badalanayeen. Oo marnaba hareereheega mey egeyniin.

Lagayaba maanto dhan ayadoo so shaqeeneesey iney hadda waqti u heshey sii ay uga farxiso ciyaalkeda. Baduu wa farxaad. Qofkasto tagga isago faraxsan ayuu kaso labta.



Ilahay hooyooyiinka haa ino dayo. Dhamaan waliidkeena jano ha siiyo. 🏾
⛱️ maaliin aan hor marayeey bada ayaan rabbey inaan iska yara hawo qaato intaan aadiin



0
0
0.000
1 comments